Xildhibaan ka tirsan Maamulka Hirshabeelle oo lagu dilay Qarax loogu xiray Gaarigiisa

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabelle lagu dilay qarax loogu xiray Gaarigiisa.

Qaraxan ayaa ka dhacay degmada Xamarweyne  ee magaalada Muqdisho, waxaana lagu dilay xildhibaan Cabdiweli Maxamed Ibraahin oo ka mid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle, kadib markii gaari uu watay oo nooca raaxada ah uu qarxay.

Xildhibaankan ayaa ka mid noqonaya dhowr xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle oo weeraro kala duwan lagu dilay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

108,231FansLike
568FollowersFollow
2,500FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

108,231FansLike
568FollowersFollow
20FollowersFollow
2,500FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!