Saturday, July 26, 2025

Xildhibaan oo Guddoomiye ka ah xisbi siyaasadeed oo Digniin u diray Madaxweyne Farmaajo

Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble oo ka mid Baarlamaanka Federaalka Somalia, ahna guddoomiyaha xisbiga Ileys ayaa uga digay madaxweyne Farmaajo inuu muddo kororsi sameeyo marka uu xilligiisa dhammaado.

Xildhibaanka aya sheegay inuu jiro qorshe muddo kororsi ah oo Farmaajo si hoose u wado, wuxuuna ku eedeeyay in si ula kac ah ay dowladda Federaalka u daahineyso sharciyada doorashada iyo dhammeystirka dastuurka.

Wareysi uu siiyey TV-ga RTN, ayuu ku caddeeyay in Farmaajo uu doonayo waqti dheereysi, iyadoo ay ahayd in Xukumaddu 2-dii sano ee ay jirtay ay ku diyaariso Sharciga Doorashada dalka, si qof kasta ugu caddaato laba sano kadib nuuca dooarsho ee Soomaaliya ka dhaceysa 2020-ka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON