Thursday, June 26, 2025

Xildhibaanada cusub Maamulka Hiiraan & Sh-Dhexe oo maanta la soo bandhigayo

Magaalada Jowhar waxaa hadda ka socda xaflad lagu soo bandhigayo xildhibaanada maamulka loo sameynayo gobolada Shabeelada Dhexe iyo Hiiraan.

Munaasabadda oo ka socoto hoolka shirarka ee Farjano, magaalada Jowhar, waxaa ku sugan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo ay khudbooyin ka jeedinayaan xildhibanada iyo odayasha dhaqanka labada gobol.

IGAD iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa wada qorshe maamul degdeg loogu dhisayo labada gobol, iyadoo muddo 8 bilood ah ka isku mari waayay qaabka loo dhisayo maamulkan oo weli duub oo kasoo jeeda Hiiraan ay diidan yihiin.

Dhowaan ayaa laga dalbaday odayaasha dhaqanka beelaha labada gobol inay qeybsadaan 71 xildhibaan oo loo qoondeeyay in maamulka cusub yeesho.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON