Wednesday, June 25, 2025

Xildhibaannada Baarlamaanka oo kulan la isku yeeray Berri & Ajendayaasha laga hadlayo…

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta Berri ah loogu yeeray inay isugu yimaadaan kulankoodii caadiag ahaa ee kalfadhiga 5-aad.

Kulanka oo noqonaya kii 15-aad ee kalfadhiga furan ayaa looga hadli doonaa sida ay shaacisay xogheynta Baarlamaanka saddex ajende oo kal ah U codeynta heshiiska caalamiga ah ee naafada, Warbixinta Khasaarooyinka loo geystey shirkadaha Hormuud iyo Somtel iyo Akhrinta labaad wax ka bedelka sharciga Saxaafadda.

Fadhiyada kalfadhiga shanaad ayaa waxaa hareeyay kooram la’aan ay u baaqdeen kulamo badan, waxaana la filayaa in xildhibaananda ay fasax galaan xilliga danbe ee bisha Ramadaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON