Tuesday, June 24, 2025

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta shir la isugu yeeray & Ajendaha oo la shaaciyey

War kasoo baxay xogheynta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in manta oo Sabti ah 29-ka Disembar 2018 uu ka dhacayo kulanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulankan oo imaanaya kadib muddo 9 jeer ah oo ay baaqdeen kulamada Baarlamaanka khilaaf ka dhashay Guddiga Maaliyadda iyo Mooshinkii xil ka qaadista Madaxweynaha ayaa la sheegay in ajendaha looga hadlayo uu yahay Akhrinta iyo ka doodista miisaaniyadda dowladda 2019.

Wararka ayaa sheegaya in Berri akhrin kale la marin doono Miisaaniyadda 2019 oo xukuumadda Soomaaliya ay heshiis hoos kula gashay in degdeg ah lo ansixiyo 30-ka Disembar.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON