Tuesday, July 1, 2025

Xildhibaannada taageersan Madaxweyne Farmaajo Bandhig ku sameeyay Muqdisho [Imisa ayay gaareen?-Sawirro]

Xidhibaannada taageersan madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan bandhig ah ku sameeyay magaalada Muqdisho, iyadoo ka hor yimid mooshinka laga keenay Madaxweynaha.

Xildhibaannada isugu tegay ayaa tiradooda lagu sheegay inay gaartay 135, iyadoo hore loo sheegay inay intaasi ka badan yihiin, waxaana kulanka hadallo ka jeediyay xildhibanno kala duwan oo  eedeyn u jeediyey guddoomiyaha Baarlamaanka, iyagoo ku dooday inuu jabay mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha.

Baaq ay kulankooda kasoo saareen ayay ku baaqeen in si deg deg ah loo furo kulamada Golaha Shacabka, si shaqada Golaha loo dardargeliyo, isla markaana laga gudbo mooshinka madaxweyne Farmaajo.

Image may contain: 6 people, people sitting

Image may contain: one or more people and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON