Tuesday, June 24, 2025

Xildhibaannadii Xasanaadda laga qaaday ee Puntland oo kashifay in kiiskoodu la xiriiro Imaaradka & Dekadda…

Xildhibaanadii Puntland ee Khamiistii xasaanadda laga qaaday ayaa warbaahinta la hadlay, iyagoo faahfaahin ka bixiyey sababta keentay inay isku dhacaan guddoonka Baarlamaanka Puntland iyo in sharci darro loo maray xasaanad ka qaadistooda.

Xildhibaannadan oo mid kasta shaqadii uu Puntland kasoo qabtay iyo inuu daacad u yahay dastuurka Puntland sheegay ayaa dhinac kale meesha ka saaray eedaha uu kusoo oogay xeer ilaaliyaha Puntland, waxayna sheegeen in qaab kastoo xasaannada looga qaaday ay weli yihiin xildhibaanno ilaa maxkamad ay go’aan kasoo saarto.

Waxay xasaanad ka qaadistooda kashifeen inay salka ku heyso Dekadda Boosaaso oo shirkadda DPO ee Imaaraadka gacanta ku heysto, iyagoo doonaya in heshiiskii lala galay haddii ay fulin weysay meesha laga saaro, laakiin madaxweynaha Puntland oo adeegsanaya guddoonka Baarlamaanka Puntland uu arintan diiday in lagala xisaabtamo.

HOOS KA DAAWO XILDHIBAANNADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON