Wednesday, July 16, 2025

Xildhibaanno ku baaqay inuu is-casilo Madaxweyne Farmaajo & Dood ka dhacday Baarlamanka [Dhageyso]

Dood kulul ayaa maanta ka dhacday xarunta Golaha shacabka, iyadoo xildhibaanada Golaha Shacabka ay maanta ka hadleen xaaladda amniga dalka.

Xildhibaanada ayaa wxaa ka muuqday kala qeybsanaan ku saabsan xaaladda dalka iyo hoggaanka sare iyadoo qaarkood ay si weyn u dhaliileen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo  ay ku dhaliileen inuu ka gaabiyay mas’uuliyadii uu hayay.

Axmed Cumaan Ibraahim Daqarre oo ka mida xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ugu baaqay Madaxweynaha iyo Ra’isal Wasaaraha inay xilalka iska casilaan, isagoo sheegay inaysan heyn qorshe dalka lagu hoggaamin karo.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON