Thursday, June 26, 2025

Xildhibaanno ku dhawaaqay inay xilkii ka qaadeen Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug [Akhriso]

Qaar ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug  ayaa maanta ku dhawaaqay inay xilkii ka xayuubiyeen guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Xareed Cali Xareed.

Xildhibaanadan ayaa ah kuwii hore u shaaciyay inay xilkii ka qaadeen madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle, isla markaana kulamo is daba joog ah uga socdeen Cadaado.

Xildhibaannadan oo olole balaaran ka wada magaalada Cadaado ayaa dhinaca kale magacaabay guddi doorasho oo qabanqaabiya doorashada madaxweynaha cusub ee Galmudug.

Xareed Cali Xareed.
Xareed Cali Xareed.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON