Friday, July 18, 2025

Xildhibaanno muran ka taagnaa oo Shahaadooyin degdeg loo siiyay [Daawo Sawirro]

Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa shahaadooyin siiyay xildhibaano kuraastooda muran  ka taagnaa oo beesha caalamka ay daba joogtay.

Bixinta shahaadooyinka xildhibaanada iyo kaararka aqoonsiga ayaa ka socda magaalada Muqdisho, waxaana wararku sheegayaan in si gaabis ah ay u socoto howsha kadib markii laga dhigay shaqo adag oo u baahan in xildhibaankii uu ay ku qaadato in ka badan 2 saacadood.

Guddiga Doorashada ayaa la sheegay inay si degdeg u siiyaan shahaadooyinka xildhibaano gaaraya 7 oo ka mida 13 xildhibaan ee Beesha caalamka ku daba jirto oo la sheegay inay dacwad ka taagneyd kuraastooda oo Guddiga Khilaafaadka si aan la fahmin ay uga reebeen kuraasta la laalay.

Xildhibaanada Shahaadooyinkooda la bixiyay ee kuraastooda la isku heystay waxaa ka mida: Saadaq C/kariin iyo C/qaadir Gaafow.

odawa-iyo-xidig

abdulahi

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON