Friday, July 11, 2025

Xildhibaanno olole ugu jira inay Xabsiga ka sii daayaan Dadkii Nolosha ku gubay Marxuum Axmed Dowlo

Xildhibaanno ka tiran baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay olole ugu jiraan in xabsiga laga sii daayo dadkii lagu soo eedeeyay falkii foosha xumaa ee nolosha lagu gubay marxuum Axmed Mukhtaar Saalax (Axmed Dowlo).

Guddoomiyaha Gobolka Banadir ayaa ku eedeeyay siyaasiyiin uu sheegay inay xildhibaanno yihiin qaarkood inay doonayaan inay xabsiga ka sii daayaan dadkii ka danbeeyay dilka Axmed Dowlo oo qaab heybsooc ah loogu dilay degmada Yaaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

“Waxaan naloo sheegayaa in dad siyaasiyiin ah weliba xildhibanno ah inay tagaan oo ay rabaan inay damiin ku sii daayaan….  taasi ma yeeli doono..” ayuu yiri guddoomiye Yariisow oo aan sheegin magacyda xildhibaannadaasi.

Dhageyso

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON