Monday, June 23, 2025

Xildhibaanno & Siyaasiyiin ku tilmaamay NISA inay la mid noqotay Koofiyad Castii Siyaad Barre [Akhriso]

Siyaasiyiin iyo xildhibaanno mucaarad ku ah madaxda dowladda Soomaaliya ayaa Hay’adda Nabadsugidda iyo sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ku tilmaamay inay la eg tahay sida Koofiyad Castii dowladii Siyaad Barre ee Hangashta loo yiqiin.

Siyaasiyiintan oo wata magaca xisbiyo aan sharci ahayn sida Daljir, Kulan Wadajir iyo Madasha Horeusocod oo xildhibaano ay hore u sameeyaan ayaa qoraal ay soo saareen oo aanay cidna ku saxiixneyn si kulul ugu weerarray Hay’adda NISA iyadoo sheegay inay adeegsadaan madaxweynaha, Ra’iisal wasaaraha iyo Agaasimaha Madaxtooyada.

Siyaasiyiinta iyo xildhibaannada mucaaradka ah ayaa dagaalka siyaasadeed ee ay kula jiraan hoggaanka dowladda Federaalka wuxuu gaarsiiyay inay si aan hore loo arag u weerarraan  hay’adaha amniga dalka.

Ad

HOOS KA AKHRISO QORAALKA 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON