Thursday, June 26, 2025

Xilliga la dooranayo Guddoonka Baarlamaanka cusub ee maamulka Galmudug oo la shaaciyey [Akhriso]

Guddiga Doorashada Baarlamaanka labaad ee Galmudug ayaa kulan uu maanta ku yeeshay magaalada Dhuusmareeb waxay ku shaaciyeen in xilliga la dooranayo Guddoonka Baarlamaanka Galmudug.

Guddiga oo ka kooban 15 xubnood ayaa isku raacay Jadwalka Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ay dhaceyso 16-ka bisha Janaayo, waxaana qabashada araajida ay musharixiinta ay bilaabaneyso 14-ka Janaayo o Berri ku beegan, iyadoo socon doonta ilaa 15-ka Janaayo.

Khudbadaha musharixiinta u taagan xilka guddoonka Baarlamaanka ayaa la dhageysan doonaa 16-ka Bishan ee ku beegan maalinta Khamiista, iyadoo dhaarinta guddoonka cusubna ay dhici doonto 17-ka Janaayo oo ku beegan Jimcaha soo socota.

No photo description available.
Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON