Friday, June 27, 2025

Xiriirka K/Cagta oo Go’aan ka soo saaray Ciyaaryahankii lagu muransaa ee C/majiid Cismaan [Akhriso]

Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya ayaa jawaab kasoo saaray Ciyaaryahan  ka tirsan xulka Gobolka Banaadir oo ay dacwad ku soo oogeen xulka Jubbaland.

Qoraal ka soo baxay Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa lagu sheegay in ciyaaryahanka C/majiid Cismaan Ibraahim oo No. 9aad u xirta G/Banaadir aanu ahayn ajnabi, kana qeyb qaadan karo tartamada xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta.

Jawaabta uu bixiyay xiriirka ayaa ka danbeysan dacwad uu ka helay xiriirka kubadda Cagta Jubbaland oo ciyaaryahan ku sheegay ajnabi markii uu gool ka dhaliyay ciyaartii furitaanka.

HOOS KA AKHRI QORAALKA XIRIIRKA K/CAGTA SOOMAALIYA

Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON