Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka (JDP) ayaa War-saxaafadeed uu kasoo saaray Doorashada Dowlad Goboleedka Jubbaland ku cambaareeyay faragelinta Madaxda Dowladda Federaalka ku hayaan Doorashada Jubbaland.
Xisbiga JDP ayaa cambaareeyay qoraalkii kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha Xukuumadda Somalia ee ku saabsanaa doorashada Jubbaland, kasoo uu ku tilmaamay xaalad abuur iyo faragelin doorashada maamul Goboleedka Jubbaland, sidii ka dhacday doorashadii K/Galbeed ee magaalada Baydhaba.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Warar Xul ah