Monday, June 23, 2025

Xisbiga JDP oo digniin kasoo saaray faragelinta Madaxtooyada & Xukuumadda ku hayaan Baarlamaanka [Akhriso]

Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka oo ka mida xibsiyada dalka ka jira oo uu guddoomiye u yahay  Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ka digay faragelinta Madaxtooyada iyo XUkuumadda ku hayaan shaqadii Baarlamaanka.

War-saxaafadeed kasoo baxay Xisbiga JDP ayaa lagu sheegay inay sharci darro ahayd tallaabadii lagu kala diray Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka, iyadoo xildhibaannada Baarlamaanka loogu baaqay inay u midoobaan badbaadinta dowladnimada.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Ad

Image may contain: text

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON