Kulankii Aqalka Sare ee lagu ansixin lahaa Xeerka Dhismaha Guddiga La-dagaalanka Musuqa oo baaqday

Waxaa maanta baaqday kulanka 9aad ee Golaha Aqalka Sare oo lagu waday in looga doodo, laguna ansixiyo Xeerka Dhismaha Guddiga madaxa bannaan ee La-dagaalanka Musuq-maasuqa.

Kulanka ayaan la isugu imaan iyadoo aan la sheegin sababtii loo joojiyey. Waxaana hore Sabtidii u shaaciyey inuu dhacayo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo sheegay inay meel marinayaan Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Ladagaalanka Musuq-maasuqa.

Xeerka dhismah Guddigan ayaa hore u soo maray Golaha Shacabka, waxaana warar soo baxay ay sheegeen inuu socdo dhismaha Guddiga, taasoo uu beeniyey Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

112,043FansLike
622FollowersFollow
2,592FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

112,043FansLike
622FollowersFollow
20FollowersFollow
2,592FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!