Thursday, January 20, 2022

XOG CULUS: Kaalintii Sirdoonka Itoobiya ku lahaa Qabashadii iyo Dhiibistii C/kariin Qalbi Dhagax [Dhageyso Baarista]

Toddobaadka dambe waxay ku buuxdaa sanad markii dawladda Soomaaliya ay dawladda Itoobiya u gacan gelisay sarkaalka ururka ONLF ee Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax. Dhiibistaasi waxay dawladda u abuurtay qalalaasihii siyaasadeed ee ugu weynaa sannadkaas tan iyo markii ay xukunka qabatay.

Isbeddellada ka dhacay Itoobiya ayaa keenay in ugu dambayn xabsiga laga sii daayo Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax iyadoo dawladda Itoobiya ay liiska argagixisada ka saartay ONLF.

Cabdikariim Qalbi Dhagax ayaa sidoo ale ka mid ahaa saraakiil ka tirsan ONLF ah oo bartilmaameed u ahaa shirqool khaarajin ah, sida ay muujinayaan diiwaannada maxkamadaha Soomaaliya.

Ad

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA GALKA BAARISTA EE VOA 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

160,859FansLike
2,535FollowersFollow
5,939FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

160,859FansLike
2,535FollowersFollow
5,939FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!