Friday, June 27, 2025

XOG CULUS: Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo qeybisay odayaasha soo xulaya ergada Shirka Jowhar(Akhri tirada beel waliba)

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Federaalka ay soo bandhigtay tirada odayaasha soo xulaya ergada shirka oo beelaha gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan loo qoondeeyay.

Shir ay xalay oo dhan lahaayeen saxiixayaasha heshiiska maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo ah wasiirada kasoo jeeda labada gobol ayaa wasaaradda arrimaha gudaha ku soo bandhigay tirada odayaasha beel kasta ay u qoondeysay ee soo xulaya ergada shirka waxaana beelaha loogu qeybiyay sida soo socota:

  1. Beesha Abgaal = 15 oday
  2. Xawaadle          = 11 oday
  3. Gaaljecel           =  6 oday
  4. Gugundhabe    = 6 oday

HALKAN KA AKHRISO LIISKA OO DHAMEYSTIRAN

Beelaha qaarkood ayaa ka biyo diidan tirada la siiyay, inkastoo tirada odayaasha aanay wax saameyn ahayn ku lahayn awood qeybsiga maamulka cusub.

Beelaha yaryar ee lagu tiriyo beesha shanaad ayaa ka dhex muuqda in laga tix geliyay, taasoo beelaha qaarkood ay diidmo ka muujiyeen.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON