Monday, June 23, 2025

XOG: Cumar C/rashiid oo kursi xildhibaannimo u raadsaday Magaalada Garowe [Warbixin]

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa maanta ku sii jeeda magaalade Garowe ee xarunta maamulka Puntland oo uu ka soo jeedo.

Cumar C/rashiid ayaa la sheegay in ujeedka socdaalkiisa  uu yahay olole uu ku doonayo inuu xubin Baarlamaan uga soo helo degaanada uu ka soo jeedo ee Puntland oo ah goobta lagu dooranayo xildhibaanada labada aqal ee ka soo jeeda maamulkaasi.

Ra’iisal wasaaraha xilkiisu dhammaaday oo dhowaan shaaciyay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha ayaa doonaya inuu noqdo xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka.

Ad

Ololaha doorashada 2016 ayaa si xowli ah uga socda magaalooyinka loogu talogalay inay ka dhacaan doorashooyinka, waxaana siyaasiyiinta ay markan ku qasban yihiiin inay tagaan degaanada ay kasoo jeedaan si ay olole ugu galaan kuraasta Baarlamaanka.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON