Monday, June 23, 2025

XOG: Dad loo xirxiray Qarixii lagu dilay Weriye Maxamed Ibraahim Gaabow

Wararka laga helayo laamaha Amniga ayaa sheegaya in dhowr qof loo xirxiray qarixii lagu dilay weriye Maxamed Ibraah m Gaabow.

Hay’adaha Ammaanka ay gacanta ku dhigayn afar qof oo lala xiriiriyey qaraxaasum kuwaasi oo laga soo qabtay Garaash uu gaariga dhigan jiray, iyadoo baaritaan lagu wado xaaladooda.

Dilka weriye Maxamed Ibraahim Gaabow oo ka mid ahaa Wariyaasha Tv-ga Kalsan ayaa u dhintay dhaawac culus oo soo gaaray kadib Qarax Miino oo loogu xiray Gaari uu watay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Weriyaha ayaa la sheegay inuu garaashka ku cusbaa isagoo adeegsaday muddo 4 maalmood ah, ka hor intii aan qaraxa lagu dilin, waxaana wararku sheegayaan in tuhun weyn uu galay afarta qof ee Garaashka laga xiray.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON