Sunday, July 13, 2025

XOG: Dowladda Soomaaliya oo laga sugayo inay raaligelin siiso Imaaraadka Carabta

Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay raaligelin siineyso Imaaraadka Carabta kadib xiisad ka dhalatay lacag lagu qabtay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. 

Ilo ku dhow Wasaarada Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa sheegaya in Imaaraadku dalbaday raaligelin laga bixiyo falkii ka dhacay garoonka Muqdisho ee lagula kacay safiirka Imaaraadka.

Bayaan ay shalay soo saartay  Wasaarada Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa la sheegay inuu hordhac u ahaa waanwaan ka dhex bilaabatay labada Dal.

Lacagtii lagala wareegay Imaaraadka ayaa lagu wadaa in dib loogu celiyo safaarada Imaaraadka ee magaalada Muqdisho.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON