Wednesday, June 25, 2025

XOG: Khaliif C/qaadir Macalin Nuur oo halis ugu jira in looga adkaado Kursiga Aqalka sare ee Beesha Waceysle

Kursiga Beesha Waceysle ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa noqon doona kursi si weyn loogu loolamo kadib markii musharixiin is diidan loo kala sharxay.

Musharixiintan kursigan u sharxan ayaa kala ah:

  1. C/qaadir Macalin Nuur
  2. Samzam Daahir Maxamuud

Khaliif C/qaadir Macalin Nuur Maxamed wuxuu ka mid ahaa kooxda Ahlu sunna xilligii KMG ah isagoo saxiixayaasha Road Map-ka ka mid ahaa, laakiin waxaa aad u xumaaday xiriirka ka dhaxeeya isaga iyo Xasan Sheekh.

khaliif_c_qaadir_macalin_nuur-duhur
Khaliif C/qaadir Macalin Nuur oo ka khudbenaya Baarlamaankii KMG ahaa

C/qaadir Macalin Nuur isaga ayaa is sharxay, isna wada, wuxuuna olole weyn u galay si uu kursigan ugu soo baxo, isagoo dood adag ay dhex martay madaxweynaha Galmudug.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa olole ugu jira in kursiga Beesha Waceysle ee Aqalka sare ay ku guuleysato haweeneyda la tartameysa Khaliifka oo lagu magacaabo Zamsam Daahir Maxamuud, waxaana culeys weyn uu heystaan C/qaadir Macalin Nuur oo la filayo in looga adkaado kursigan.

Baarlamaanka Galmudug  ayaa kala dooranaya musharixiinta Aqalka sare, waxaana loolankani noqon doonaa mid adag oo ka mida kuraasta sida weyn loogu loolami doono.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON