Sunday, July 13, 2025

XOG: Lacagta laga xaday Bankiga Dhexe way ka badan tahay inta la shaaciyay

Wararka laga helayo Guddiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya in lacagta laga xaday Bankiga Dhexe ay ka badan tahay inta uu shaaciyay Guddoomiyaha Bankiga Bashiir Ciise Cali.

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka ayaa laga soo xigtay in lacagta ay aad uga badan tahay inta uu shaaciyay Guddoomiyaha Bankiga, ayna wadaan baaritaan ku saabsan sida wax u dhaceen.

Lacagta la shaaciyay in laga xaday Bankiga Dhexe ayaa lagu sheegay 530,000 $, waxaana jira warar ka badaniya lacagta hal Milyan oo doolar.

http://goobjooge.com/xog-culus-khasnajigii-wasaaradda-maaliyadda-soomaaliya-oo-lacag-malaayiin-ah-la-baxsaday/

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON