Sunday, July 13, 2025

XOG: Shirkii Dowladda & Madaxda Maamul Goboleedyada oo heshiis lagu gaaray & Qoddobo…

Shirkii madaxda maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka ayaa lagu wadaa in maanta lagu soo gabagabeeyo magaalada Muqdisho.

Wararka laga helayo madaxtooyada ayaa sheegaya in labada dhinac ay isla meel dhigeen qodobadii hor yaallay oo ay ugu horeeyaan arrimaha amniga, Kheyraadka iyo dib u eegista Dastuurka.

Dowladda Federaalka ayaa ogolaatay inay xayiraadda dhaqaale ka qaado maamul Goboleedyada, iyadoo markii ugu horeysay xukuumadda Soomaaliya ay lacago u kala diri doonto maamul Goboleedayada.

War-murtiyeedka shirka oo maanta gacanta lagu hayo ayaa la filayaa in gelinbe dabe uu soo baxo, waxaana ka mida is afgarad laga gaaray dagaalka lagula jiro alshabaab iyo arrimaha geedi socodka dastuurka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON