Friday, July 4, 2025

XOG: Xasan Sheekh oo caasimad u magacaabay Maamulka cusub ee Hiiraan iyo Sh-Dhexe

Wararka laga helayo madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu saxiixay wareegto caasimadda maamulka cusub ee Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe loogu magacaabay magaalada Jowhar.

Arrintan ayaa soo baxday iyadoo uu hore isla Xasan Sheekh Wareegto ugu magacaabay inay caaasimadda maamulka labada gobol noqoto Magaalada Buuloburte ee gobolka Hiiraan.

Xasan-Sheekh-saxiix
Xasan Sheekh Maxamuud

Dhinaca kale ergada shirka Jowhar ayaa maanta u codeysay in caasimadda  maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ay noqoto magaalada jowhar, taasoo u muuqata qorshe la isla ogaa.

Xog ay hore u faafisay Goobjooge.com ayaa sheegeysa in nin kasoo jeeda Gobolka Hiiraan loo wado inuu noqdo madaxweynaha maamulka cusub, taasoo keentay isbedelka ah in caasimadda loo soo wareejiyo Jowhar.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON