Tuesday, July 1, 2025

Xoghayihii Ururka Saxafiyiinta oo loo magacaabay Afhayeenka cusub ee xukuumadda Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Afhayeenka Xukuumadda Federalka.

Xoghayihii ururka Saxafiyiinta ee FESOJ Maxamed Ibraahim Macallimuu ayuu Ra’iisal wasaaruhu u magacaabay afhayeenka cusub ee xukuumadda, Macalimuu ayaa hore u ahaa weriye caan ah oo muddooyinkii danbe u doodi jiray xuquuqda saxafiyiinta.

Waa magacaabidii labaad ee isla manta kasoo baxda xafiiska Ra’iisal wasaaraha, iyadoo isla maanta la magacaabay xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Raiisal wasaaraha.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON