Monday, July 14, 2025

Xoghayihii Xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo shaqada ka tegay & Xoghaye cusub oo la magacaabay [Sawirro]

Xog-hayihii Joogtada ahaa ee Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Maxamed Kaynaan ayaa xilka isaga tegay, iyadoo xaflad sagootin ah loo sameeyay.

Xilkan ayaa waxaa loo magacaabay xog-hayaha cusub ee xafiiska Ra’iial wasaaraha Axmed-nuur Cabdi oo isna isla xafladda Afurka ahayd lagu soo dhoweeyay, waxaana ka qeyb galay wasiiro iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ku amaanay Maxamed Kaynaan sidii mas’uuliyadda lahayd ee uu u waday shaqada, isagoona ku sifeeyay in uu yahay mas’uul shaqo badan, wuxuuna soo dhoweeyay xog-haya cusub ee xilka la wareegay.

SAWIRRO

Agaasime cusub oo loo magacaabay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha [Akhri waa kuma…?]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON