Friday, June 27, 2025

Xubnaha Aqalka Sare ee Jubaland oo maanta la dooranayo [Akhriso liiska cusub ee Musharixiinta]

Waxaa goor dhow magaalada Kismaayo ka bilaabaneysa doorashada xubnaha Aqalka sare u meteli lahaa maamulka Jubbaland.

Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland ayaa maanta dooranaya 8 musharax oo maamulkaasi ku leeyahay Aqalka sare.

Madaxweynaha Jubba ayaa ku adkeystay inuusan waxba ka bedeleynin liiska musharixiinta, laakiin cadaadis uga yimid beesha caalamka ayaa la sheegay inuu hal qof oo kaliya ka bedelay liiskii hore, waxaana  laga saaray Cabdifataax Maxamed Cali oo hore uga tirsanaa ururkii Xisbul Islaam iyadoo lagu bedelay Waris Cabdi Maxamuud.

Jubaland ayaa ah maamulka kaliya ee ka hor yimid qoondada haweenka iyadoo hal kursi oo kaliya haween ku tartamayaan halkii laga rabay in laba kursi ay gaar u yeeshaan haweenka oo qura. Waxaana tartanka ku jira 4 haween.

HOOS AKHRISO LIISKA CUSUB

liis-jubba1liis-jubba2

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON