Monday, June 23, 2025

Xubno ka tirsan kooxda Alshabaab oo lagu qabtay howlgal ka dhacay Gobolka Hiiraan

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ay howlgal ka sameeyeen degmooyinka Jalalaqsi iyo Buula-Burde, iyadoo gacanta lagu soo dhigay xubno ka tirsan Alshabaab.

Saraakiisha Milirtariga ay soo xigatay Warbaahinta dowladda ayaa sheegay inay ghacanta ku dhigeen  ilaa iyo xubnood oo ka tirsan kooxda  Al-Shabaab, iyadoo baaritaan lagu hayo xubnahan oo looga shakiyey Shabaabnimo.

Saraakiisha ciidamada dowladda ayaa sheegay in howlgallada ay wali socdaan isla markaana qorshuhu uu yahay in Al-Shabaab laga xoreeyo degaanadaasi.

Ad

Maalmihii ugu dambeeyay ayaa Ciidamada Militariga Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya waxaa ay howlgalo ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab ay ka wadaan deegaano ka tirsan Gobalka Hiiraan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON