Xukuumadda Somalia oo tallaabo ka qaadeysa Siyaasiyiin hore xilal u soo qabtay & hanjabaad loo diray

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay waxaa digniin loogu diray siyaasiyiin aan la magacaabin oo la sheegay inay ka shaqeynayaan ficillada dhaawaca ku ah qaddiyadaha Lama taabtaanka ah ee Qaranka.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Somalia Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa lagu sheegay in beryahan danbe ay soo if baxeen mas’uuliyiin haya xilal ama soo heyn jiray oo ka shaqeynaya ficillo dhaawac ku ah qaddiyadaha lama-taabtaanka ah ee Qaranka.

Warkan ayaa soo baxay iyadoo baraha bulshada lagu baahiyey farriin la sheegay inuu soo diray Raiisal wasaarihii hore Senator Cumar C/rashiid oo Puntland ku taageeraya arrimo muran ka dhashay iyo siyaasiyiin iyo madaxda maamul Goboleedyada ku shira dalka Kenya oo dacwad xuduudeed dhinaca Badda ah kala dhaxeeyo Somalia.

Ad

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

126,029FansLike
1,064FollowersFollow
3,196FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!