Friday, June 27, 2025

Xukuumadda Somalia oo War-Cad kasoo saartay Doorashada Galmudug & Waqtiga ay ku eg tahay xil-heynta Xaaf

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa War Cad kasoo saartay s Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug ee khilaafku hareeyay.

Qoraalka Wasaaradda ayaa lagu caddeeyay in doorashada baarlamaanka iyo madaxda Galmudug lagu qabto waqtigii loogu talo galay, iyadoo la magacaabayo guddi madax bannaan oo daadihiya doorashada, waxaana loogu baaqay waxgaradka iyo odayaasha Galmudug inay isu yimaadeen oo khilaafka lasoo afjaro.

Xukuumadda ayaa caddeysay in muddo xileedka Dastuuriga ah ee Madaxda Galmudug uu ku eg yahay 4-ta July 2019, waxayna soo jeediso in si degdeg ah looga wada shaqeeyo qabsoomidda Doorashooyinka Galmudug.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON