Monday, June 30, 2025

Xukuumadda Soomaaliya oo dib u dhigtay Ciyaarihii tartanka K/cagta Dowlad Goboleedyada & G/Banaadir

Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dib loo dhigay tartankii ciyaaraha dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Qoraal kasoo baxay  Wasiirka  Dhalinyaradda iyo Coyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa lagu sheegay in tartanki Ciyaaraha Kubadda Cagta ee u Dowlad goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir oo ahayd inuu qabsoomo bishan Disembar 2018 dib loogu dhigay Bisha April 2019.

Qoraalka oo aad u dheera ayaa lagu sheegay arrimo dhowr ah oo ku saabsan sababaha dib u dhaca tartanka oo ahaa mid xiiso badan, waxaana lagu soo qaaday arrinta dayactirka garoonka weyn ee Stadio Muqdisho.

Xiriirka aadka u sii xumaaday ee maamul Goboleedyada dalka iyo dowladda Soomaaliya ayaa loo aaneynayaa inay kentay dib u dhaca tartankan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON