Thursday, June 26, 2025

Xukuumadda Soomaaliya oo Diiwaangelin ku soo rogtay Shirkadaha Dhismaha ka shaqeeya

Wasaaradda Howlaha guud ee Soomaaliya ayaa diiwaangelin ku soo rogtay shirkadaha dhismaha ee ka howlgala dalka, gaar ahaan Muqdisho oo dowladda Federaalka ka taliso.

Wasiirka Howlaha Guud  & Dib u dhiska xukumadda Soomaaliya Saadaq Cabdulaahi Cabdi  ayaa ugu baaqay shirkadaha ku howlan dhismaha ee dalka ka howalgala dalka inay iska diiwan geliyaan  wasaaraddiisa si loola socdo  tayadda shaqooyinka ay ka fulinyaan.

Wasiirka ayaa ku hanjabay in tallaabo sharci ah laga qaadi doono ciddii uu hogaansami weydo awaamiirta wasaaradda, wuxuuna intaas ku daray inay meel wnaagsan marayaan  dadaalada looga jiro sidi loo fulin lahaa balanqaadki dowlada Turkiga ee ku saabsanaa dhismaha 10,000 Guri oo qeyb ka  ah masharciida horumariineed ee dowlada Turkiga.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON