Sunday, July 6, 2025

Xukuumadda Soomaaliya oo hakisay inay Shaqaalaha Dowladda xaadiraan xafiisyadooda [Akhriso]

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa hakisay inay shaqaalaha dowladda xaadiraan xafiisyadooda,si looga hortago faafidda cudurka Coronavirus, iyadoo la faray inay guryahooda ku shaqeeyaan.

Warqad kasoo baxday Wasaaradda Shaqada ayaa ku wargelisay hay’adaha dowladda in 19-ka ilaa 1-da bisha April la hakiyay xaadiridda xafiisyada Shaqaalaha Dowladda, marka laga reebo maamulka iyo howlwadeennada aan looga maarmin xafiisyada, si looga hortaggo faafida fayruska COVID- 19.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON