Thursday, June 26, 2025

Xulka K/cagta ee Da’yarta Soomaalida oo si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho [Sawirro]

Waxaa magaalada Muqdisho si weyn loogu soo dhoweeyay  xulka da’yarta kubadda cagta ee Soomaaliya oo kaalin fiican ka galay tartankii CECAFA.

Xulkan oo da’doodu ka hooseyso 17 sano jir ayaa kaalinta labaad ka galay tartanka Koobka K/cagta ee dalalka Bariga iyo Bartamaha Afrika oo dhowaan ka dhacay dalka Brundi, waxayna muujiyeen dadaal aan hore loo arag.

Xubno uu horkacayo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo ay ka mid yihiin wasiiro, xildhibaanno iyo maamulka G/banaadir ayaa xulka ku soo dhoweeyay garoonka magaalada Muqdisho, waxaana lasoo mariyay wadooyinka Muqdisho oo dadweyne fara badan ay ku marxabeysiiyeen.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON