Sunday, July 13, 2025

Xulka Soomaaliya oo Guuldarro dhabarka u saaray xulka Itoobiya ciyaar ka dhacday Jabuuti [Sawirro]

Xulalka kubbadda cagta 23-jirrada ee Soomaaliya ayaa guul ka soo hooyey xulka Itoobiya oo kulankii labaad ee is-reeb reebka ciyaaraha olombikada ku yeeshay Garoonka AL-Haji Guulleed ee magaalada Jabuuti.

Xulka Soomaaliya ayaa ciyaartii galabta ku badiyey 1-0, waxaana guusha xulka 23-jirrada Soomaaliya looga dabaaldegay garoonka oo Soomaali badan ay ku sugnaayeen, iyadoo hore loo xusuusto in ciyaartii hore ay ay Itoobiya ku badisay 4-0.

Goolka xulka Soomaaliya oo ahaa Laad toos ah (Free Kick) u dhaliyay Feysal Xasan Axmed oo ka mida lacibiinta qurbe-joogta ee xulka ka mid noqday

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON