Friday, July 11, 2025

DAAWO SAWIRRO: Sidii Koonfurta Gaalkacyo loogu soo dhoweeyay C/weli Gaas & wafdiga Ra’iisal wasaaraha

Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ka dhacay socod nabadeed oo madaxweynaha Puntland C/weli Gaas iyo wafdigii Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ay ugu gudbeen dhinaca Koonfureed ee magaalada Gaalkacyo oo ay ka taliso maamulka Galmdug, taasoo qeyb ka ahayd dadaalka nabadeed ee loogu jiro in magaaladaasi nabad looga dhaliyo.

Ra’iisal wasaaraha, madaxweynaha Puntland, madaxweynaha Jubbaland iyo wafdigii la socday waxaa si diiran loogu soo dhoweeyay koofurta Gaalkacyo, waxaana ay shir kula yeesheen madaxweynaha Galmudug hotelka Five Star ee Gaalkacyo.

C/weli Gaas iyo C/kariin Guuleed oo ka hadlay kulankaasi ayaa sheegay inay iyagu hormuud u noqonayaan nabadda.

DAAWO SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON