Thursday, June 26, 2025

Itoobiya oo shir dib u heshiisiin ah Dhuusamareeb uga furaysa Maamulka Galmudug iyo Ahlu Suna

Shir ay Golaha wasiiradda Maamulka Galmudug  ku yeesheen Magaalada Cadaado oo ah xaruntooda KMG ah u ah ayay ku sheegeen in Bisha December gudaheeda ay tegi doonaan Magaalada Dhuusamareeb ee  caasimadda Galmudug.

Golaha wasiiradda Galmudug waxay sheegeen in  magaalada Dhuusamreeb ka furmi doono shir heshiisiin ah oo u dhexeeya Galmudug iyo Ahlusunna, kaasoo wararku sheegayaan inay Itoobiya kasoo shaqeysay.

Waanwaanta labada dhinac waxaa magaalada Adis dhowaan u tegay madaxweynaha Galmudug iyadoo sidoo kale Addis ababa isna uu tegay madaxweynaha Ahlu suna ee gobolada dhexe Sheekh Axmed Shaakir.

Shirka heshiisiinta labada dhinac ayaa labada dhinac uga hadlayaan sidii ay dib ugu midoobi lahaayeen, waxaana labada dhinac ay diyaarinayaan guddiyadii uga qeyb geli lahaa shirkaasi.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON