Tuesday, June 24, 2025

Maamulka K/Galbeed oo yeeshay Baaralmaanka ugu tirada badan (Xildhibaano cusub oo la dhaariyay)

Xildhibaano cusub oo ka mid noqonaya Baarlamaanka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa xalay lagu dhaariyay xaflad ka dhacday magaalada Baydhaba, iyadoo 56 xildhibaan oo cusub ay ku soo biireen 89 xildhibaan oo hore loo dhaariyay.

Tirada xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa hadda gaaraya 145 iyadoo la sheegay inay gaari doonaan 149 xibnood, waxayna tani noqoneysaa inuu noqdo baarlamaanka ugu tirada badan maamulada dalka ka jira oo dhan.

Xafladii lagu dhaariyay xildhibaanada cusub ee Koofur Galbeed Soomaaliya oo lagu qabtay Madaxtooyada Baydhaba waxaana ka soo qeyb galay Madaxweynaha Maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan, wakiilo ka socday IGAD iyo wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON