Wednesday, July 9, 2025

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Galmudug oo Hub & Ciidamo Beeleed kula wareegay Gaalkacyo

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta  hub iyo gadiid dagaal kala wareegay qaar ka mid ah beelaha dega gobolka Mudug  ee maamulkiisa, ciidamadaas oo ka mid noqdaan ciidamada rasmiga ah ee maamulka Galmudug.

Xaflad Hubkaasi iyo ciidamo beeledka lagu wareejiyay aya ja dhacday magaalada Gaalkacyo, waxaana ka qeyb galay madaxweynaha Galmudug,  xubno ka tirsan Golahiisa wasiirada iyo odayaasha beelaha hubka wareejiyay oo dhammaa saddex beelood.

Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay inay dhowaan soo afjari doonaan hubka laga wareejinayo beelaha, wuxuuna rajeeyay in beelaha dhiman ay wareejin doonaan maalmaha soo socda, si loo bilaabo isku dhafka ciidamada Galmudug, wuxuuna u mahad celiyay odayaasha iyo saraakiisha howshaasi kasoo shaqeysay.

Daawo Sawirada

2 3   6 7  9 10 11 13 13 14 15 16 17 18 19 20

Isha: Codkagalmudug

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON