Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana sida caadada u ahayd marka uu imaanayo Muqdisho la socday horin ciidan ah oo ilaalo gaara u ah oo kaliya raaca xilliyada uu Muqdisho yimaado, Waxaa garoonka ku soo dhoweeyay wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA
Goobjooge.com