Sunday, June 22, 2025

2 Milyan Xaaji oo maanta taagnaa Buurta Carafa [Daawo Muuqaaladii ugu danbeeyay]

In ka badan 2 Milyan oo qof ayaa maanta oo Sabti ah 9-ka Bisha Dulxaj oo ku beegan 10-ka Ogost 2019 waxay taagan yihiin Buurta Carafa, iyagoo gudanaya tiirka ugu weyn ee Xajka Sanadkan.

1.8 Milyan oo qof ayay sheegeen Mas’uuliyiinta Sacuudiga inay sanadkan siiyeen fiisaha Xajka, waxaan wehliya dad badan Nus Milyan qof oo ka xajiyey gudaha Sacuudiga, waxayna dadkaasi oo dhan isugu tageen inay gutaan waajibaadka Xajka oo ka mida tiirarka islaamka.

Muuqaaladii ugu danbeeyay ee Buurta Carafo ayaa muujinaya malaayiinta qof ee u taagan gudashada waajibaadka xajka oo ay ka muuqato Alle ka cabsi iyo jawi iimaan ka buuxo, waxaana dadkasi loo diyaariyey adeegyadii ay xajka uga baahnaayeen.

Ad

DAAWO MUUQAALLADII UGU DANBEEYAY

https://youtu.be/0hX_msLfx6M

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON