Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa war-saxaafadeed wadajir ah kasoo saaray shirar wadatashi ah oo magaalaa Garowe uga socday 25-26 August 2020.
Qodobka ugu muhiimsan ee kasoo baxay shirarkaasi ayaa ha in shir wadatashi ah la iusgu yimaado magaalada Muqdisho si loo gaaro xal siyaasadeed oo la sisku waafaqsan yahay ee qabsoomidda Doorashada 2020/2021, waxayna caddeyeen inay khadka telefonka kula hadleen madaxweyne Farmaajo iyo madaxda maamul Goboleedyada.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

