Monday, June 30, 2025

DHAGEYSO: C/weli Gaas miyuu ka tanaasulay mowqifkiisii diidmada 4.5…?

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo khudbad ka jeediyay shirka Madasha Qaran ee Kismaayo ayaa sheegay inuu codsanayo inaan dib loogu noqon nidaamka awood qeybsiga 4.5 oo uu sheegay in hore loogu soo dilooday.

Mowqifka Puntland ayuu sheegay inuu yahay in qaab degaan lagu qeybiyo baarlamaanka cusub, wuxuuna si cad u sheegay inay diyaar u tahay Puntland tanaasul.  “Puntland diyaar bay tahay wixii tanaasul ah ee keeni kara midnimo iyo wadajir Soomaaliyeed”.

Wuxuu ku booriyay madaxda Soomaalida in danta guud laga hor mariyo danta gaarka ah, waxaana khudbadiisa ka muuqatay deganaan iyo inuu diyaar u yahay tanaasul.
DHAGEYSO CODKA C/WELI GAAS

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON