Sunday, June 22, 2025

Puntland oo Beesha Caalamka ugu baaqday inay qeyb laga siiyo Kaalmada Barnaamijka Xasilinta Somaliya

Maamulka Puntland oo baaq deg deg ah u dirtay Beesha Caalamka ayaa ka dalbatay in laga qeyb geliyo barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya, ee ay maalgeliyaan hay’adaha daneeya nabadda iyo Xasilinta dalka.

Qoraal ka soo baxay wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland ayay ku dalbatay in Puntland laga qeyb geliyo barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya oo ay hadda ka maqan tahay, maadaama ay baahi weyni ka jirto degaannada Calmiskaad ee laga xoreeyay argagixisada ISIS iyo sidoo kale degaannada Calmadow ee qorshaysan in laga saaro argagixisada AS.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON