Sunday, June 22, 2025

Dabkii qabsaday Suuqa Bakaaraha oo lagu guuleystay in la damiyo & Gurmadkii loo fidiyey [Sawirro]

Dabkii caawa ka kacay suuqa Bakaaraha ayaa lagu guuleystay in la damiyo, kadib gurmad weyn oo loo galay intii aanu si xoog leh u faafin.

Dabka ayaa ka kacay qeybta Bacadlaha, isagoo waxyeello gaarsiiyey dukaamo iyo carwooyin dhowr ah, waxaana gurmad degdeg halkaasi la gaaray Dab damisyada shirkadda Hormuud oo si weyn uga qeyb qaatay inay yareeyaan qasaaraha dabka, iyadoo markii danbe ay halkaasi gaareen Dab -damiska G/banaadir.

Suuqa Bakaaraha ayaa joogto u noqday gubasho iyo dab ka kaca, waxaana dabkii ugu danbeeyay uu Suuqaasi ka kacay 10-kii Bishii Janaayo ee sanadkan 2019.

Ad

Image may contain: one or more people, fire and outdoorImage may contain: fire

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON