Monday, June 23, 2025

Aabe Ilyaas Aaden oo ka hadlay sidii loo Qisaasay labadii Dil-suge & Cidda codsatay dib dhigista ninka 3-aad (Daawo)

Aabaha dhalay Caa’isha Ilyaas Aadan ayaa ka hadlay sidii ay ku dhacday qisaastii dilka ahayd ee saaka lagu fuliyey laba ka mida eedeysanayaashii lagu dilay kufsiga iyo dilka gabadhiisa Caa’isha Ilyaas Aadan.

Wuxuu sheegay in dilka qisaasta ahaa uu dhacay, isaguna uu goobjoog ahaa, isla markaana laba ka mida dil-sugeyaashii la toogtay, markii la toogtay kadibna uu hubiyey inay dhinteen midkii saddexaadna dib loo dhigay dilkiisa, kadib codsi ka yimid maamulka Puntland iyo dhinacooda.

Aabe Ilyaas Aadan ayaa sheegay inuu isagu qisaastay C/fataax C/raxmaan Warsame iyo C/shakuur Maxamed Dige, wuxuuna intaas ku dartay in 10 casho dib loo dhigay inuu jiray codsi ka yimid ay wada dhiibeen in la hubiyo Cabdisalaam Cabdiraxmaan Warsame oo la dhashay eedeysanaha hore ee dilay, lana hubinayo.

Ad

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON