Monday, June 23, 2025

Afar Musharax oo shaaciyey inay ka baxeen Doorashadii Madaxweynaha Galmudug, kadib kulan dhex maray…

Afar ka mida musharixiintii xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa shaaciyey inaysan ka qeyb galeynin doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Qoraal ay wadajir u soo saareen mushariixinta kala ah: C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa), Kamaal Daahir Guutaale,  C/llaahi Faarax Wehliye iyo Cabdi Axmed (Cabdi Dheere) ayey ku sheegeen inaysan ka qeyb galeynin doorasho ay kala qeybsan yihiin Guddigii Doorashada, waxayna ku eedeeyeen dowladda Federaalka inay faragelin ku heyso doorashada.

Arrintan ayaa ka dambeysay markii afarta musharax ay kulan saacado qaatay la yeesheen Madaxda Xukuumadda Galmudug ee Ahlu suna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, waxayna qoraal hore musharixiintan ku sheegeen inaysan markhaati ka noqon doonin doorasho ay wadato dowladda Soomaaliya.

Ad

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON