Monday, June 23, 2025

Afhayeenkii Jubbaland C/naasir Seeraar: “Axmed Madoobe wuxuu doonayaa inuu xilka kororsado..”

Afjhayeenkii hore ee Axmed Madooba iyo maamulkii Jubbaland C/naasir Seeraar  ayaa si u dhaliiyay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madooba, isagoo sheegay inuu mas’uul ka yahay dhibaatooyinka heysta maamulkaasi.

Wuxuu ku eedeeyay Axmed Madoobe iyo tacadiyo iyo caburin ku hayo dadka reer Jubbaland, isla markaana dhibaatada iyo horumar la’aanta ka taagan maamulka Jubbaland ay mas’uuliyadiisa si gaara u saran tahay madaxda uu ugu horeeyo Axmed Madoobe.

C/naasir Seeraar oo mar ahaa saaxiibka ugu weyn Axmed Madoobe ayaa sheegay in la jebiyey dhammaan sharciyadii lagu dhisay Jubbaland, isagoo ka digay qorshe Baarlamaanka iyo Axmed Madoobe ku doonayaan waqti kororsi.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA SEERAAR

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON